Warbixin khusaysa qaxootiga

 

Hay’ada u dooda  Refugee Rights Turkey/ Mülteci Hakları Derneği (xuquuqda qaxootiga ee turkiga)  waa hay’ad xarunteydu tahay magalada istanbul .

Hay’adan waxey talooyin sharci ah iyo cawiimaad   lacag la’aan ah siisaa dhamaan dadka magangalyo doonka ee ka kala imaaday daafaha calaamka kuwas oo wadamadooda kaga soo tagay sababo eey ka mid tahay dagaalo iyo caadaadisyo soo wahajahay , imaadayna wadanka tuirkiga si eey u helaan badbaado sharci ah iyo aqoonsi qaxootinimo.

 

Meel kasta oo aad ka joogto turkiga weey kuu furantahay inaad soo booqatid xafiiskeena ,ama aad nagala soo xariirtid telefanadeena,faakiskena   iyo iimeeladeena. Xafiiska wuxuu furan yahay maalin kasta laga bilaabo  subaxii 10:00am  ilaa  galabtii 5:.00pm  .

 

hadab hadiii eey ku qabsadaan dhibaatooyin kusaabsan qaabkii aad ku heli leheed magangalyo qaxootinmo  , fadlan nala soo xariir si aan kaaga caawino .

Fadlan soo booqo ciwankeena barta intenetka si aad uhesho faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan talooyinka sharciga iyo ciwamaadaha qaxootinimo oo lacag la’aanta ah ee  aan bixino. Waxad kaloo ciwankena barta internetka aad   ka heli doontaa warbixino iyo nuqulo aan ugu talagalnay qaxootiga kuwasoo ku qoran luqado kala duwan

 

 

 

Refugee Rights Turkey / Mülteci Hakları Merkezi

 

Refik Saydam Cad. No:39 Dilber Apt. No:11,

Şişhane, Beyoğlu, Istanbul

 

0212 292 48 30

 

0212 292 48 33

 

[email protected]